HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas oo si kulul uga hadlay dagaalka Galkacyo.

Boosaaso, Oct 24 2016--Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa goor dhaweyd shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso oo uu soo gaaray, wuxuuna shaaca ka qaaday in waxa ka socda Gaalkacyo laga soo abaabulayo magaalada Muqdisho.

Qarax Dhimasho sababay oo lala eegtay Meherad ku taal Muqdisho
Qunbulad lagu tuuray saldhig ciidan oo ku yaal Galkacyo, iyo 2 dambiile oo la qabtay.
Madaxweynaha:Soomaaliya iyo Talyaaniga dhinacyo badan ayay iska kaashan karaan

Boosaaso, Oct 24 2016-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa goor dhaweyd shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso oo uu soo gaaray, wuxuuna shaaca ka qaaday in waxa ka socda Gaalkacyo laga soo abaabulayo magaalada Muqdisho.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in cidda soo abaabulaysay ay tahay xubno ku sugan Muqdisho, wuxuuna arintaasi kutilmaamay mid aan ka imaan Cadaado laakiin ay dabada ka riixayaan shaqsiyaad kusugan magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: