HomeUncategorized

DHEGEYSO-Deegaamo Godobjiraan hoosyimaada oo biyo dhaankii laga joojiyey.

Godobjiraan, Oct 24 2016--Gudoomiyaha Degmada Godobjiran Ee Gobolka Nugaal Yuusuf Maxamed Faarax oo Radio Daljir Xriir la Soo Sameeyay ayaa Ka Hadlay Arima Dhowr ah oo ay ugu Horeyso Hay'ada Biyo Dhaamis Ka Waday Degaano Hoos yimadaa Degmada Godobjiran oo Joojisay Ka Dib.

Soomaali magan-gelyo ka heshay Ireland iyo meleteriga Malta oo badbaadiyey muhaajiriin Afrikaan ah
Baarlamaaka Soomaaliya oo qodobo kusaabsan dhaqaalaha Dalka ansixiyey.
Dagaal khasaaro gaystay oo ciidamada dawladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray Buulo-barde. [Akhris …]

Godobjiraan, Oct 24 2016–Gudoomiyaha Degmada Godobjiran Ee Gobolka Nugaal Yuusuf Maxamed Faarax oo Radio Daljir Xriir la Soo Sameeyay ayaa Ka Hadlay Arima Dhowr ah oo ay ugu Horeyso Hay’ada Biyo Dhaamis Ka Waday Degaano Hoos yimadaa Degmada Godobjiran oo Joojisay Ka Dib.

Yuusuf Maxamed Faarax ayaa ugu baaqay Hay’adihii biyo dhaaminta wadey inay shaqadii halkeedii kasii wadaan maadaama ay jiraaan boqolaal qoys oo asqo u dhimanaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: