Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday jiida hore ee Tukaraq (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday jiida hore ee Tukaraq (Sawiro)

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray, Fariisimaha Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee

Maxaa looga hadlayaa Shirka madasha wadatashiga Qaran ee ka furmaya Muqdisho?
Wasaaradda Qorsheynta oo shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka ka furtay Kismaayo
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey degaanka Daarasalaam ee gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray, Fariisimaha Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Kormeerka waxaa Madaxweyne Ku-xigeen Axmed Karaash ku wehelinayey Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland Gen. Yaasiin Cumar Dheere iyo Xubno ka mid ah Guddiga dib-u-habeynta Ciidamada oo uu ka mid yahay Wasiirkii hore Amniga Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa warbixin ka dhageystay, Saraakiisha Ciidamada Difaaca ee Dowladda Puntland ee Aaga Tukaraq, Kadibna waxaa uu Madaxweyne ku-xigeen Axmed Karaash wuxuu Asteeyay Xarun lagu tababarayo Ciidamada Daraawiishta Puntland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: