HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland oo beenisey inay heshiis lagashay maamulka Galmudug.

Galkacyo, Oct 18 2016--Dowladda Puntland ayaa beenisay inay wax wada hadal ah la gashay maamulka Galmudug, wada hadalkaas oo ku saabsan xiisadaha coleed ee magaalada Gaalkacyo.

Sheeko Gaaban: qaybtii 5 ‘aad ee Sheekada Ismadhaanto (Dhegayso)
Kulan lagu dardargelinayey horumarinta shaqaalaha Puntland oo Garoowe kadhacay
Radio Hirad, Baahin Jimce 14 June- -2013,

Galkacyo, Oct 18 2016–Dowladda Puntland ayaa beenisay inay wax wada hadal ah la gashay maamulka Galmudug, wada hadalkaas oo ku saabsan xiisadaha coleed ee magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame oo waraysi siinayey radio Daljir ayaa beeniyey arrinkaasi wuxuuna ugu baaqay in dadka shacabka ah ay guryohooda kusoo laabtaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: