Somaalida Dalka Ugandha oo ka cabsi qaba Cudurka Caronavirus (dhegayso)

HomeWararka

Somaalida Dalka Ugandha oo ka cabsi qaba Cudurka Caronavirus (dhegayso)

Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Uganda ayaa waxaa saameyn ku yeeshay Cabsida laga Qabo Cudurka Corona iyadoo kiiskii ugu horeeyey Xalay laga helay Dalkaas Feysal C,qaadir oo ah Ardada wax ka barata magaaladda Kambala ee Dalka Uganda ayaa uga Warbixiyey Radio Daljir Xaaladda ay ku sugan yihiin. Hoos kaga bogo.

Kenya oo ku guulaysatay kursiga Golaha Ammaanka
Dad ku dhintay dhisme kusoo dumay wadanka Turkiga
MAANHADAL iyo JF Aadan: Furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland

Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Uganda ayaa waxaa saameyn ku yeeshay Cabsida laga Qabo Cudurka Corona iyadoo kiiskii ugu horeeyey Xalay laga helay Dalkaas Feysal C,qaadir oo ah Ardada wax ka barata magaaladda Kambala ee Dalka Uganda ayaa uga Warbixiyey Radio Daljir Xaaladda ay ku sugan yihiin.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: