Somaalida Dalka Ugandha oo ka cabsi qaba Cudurka Caronavirus (dhegayso)

Somaalida Dalka Ugandha oo ka cabsi qaba Cudurka Caronavirus (dhegayso)

Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Uganda ayaa waxaa saameyn ku yeeshay Cabsida laga Qabo Cudurka Corona iyadoo kiiskii ugu horeeyey Xalay laga helay Dalkaas Feysal C,qaadir oo ah Ardada wax ka barata magaaladda Kambala ee Dalka Uganda ayaa uga Warbixiyey Radio Daljir Xaaladda ay ku sugan yihiin.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com