HomeUncategorized

Dhaqdhaqaaqyo kadhan ah socdaalka RW Cumar ee Cadaado iyo Garoowe oo Galkacyo kadhacay.

Galkacyo, Oct 15 2016--War hadda naga soo gaarey magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaafadaha magaaladaasi ay kasocdaan dibad baxyo kadhan ah socdaalka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Cadaado iyo Puntland.

Roobab ka da’ay Isku-shuban, Bari iyo welwel laga muujiyay togaga biyaha(Sawiro)
War-saxaafadeed: Daljir oo soo dhawaynaysa heshiis ay la gaadhay xafiiska arrimaha warfaafinta ee madaxtooyada Puntland.
(Dhagayso) Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo fal-waxuushnimo ah ku tilmaamay duulaanka Balicad

Galkacyo, Oct 15 2016–War hadda naga soo gaarey magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaafadaha magaaladaasi ay kasocdaan dibad baxyo kadhan ah socdaalka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Cadaado iyo Puntland.

Banaanbaxyada waxaa ka qaybgelaya qaar kamid ah shacabka dhinacyada Koonfureed iyo waqooyi ee Galkacyo, kuwaasi oo sheegaya in ra’iisul wasaaraha dhexdhexaadintiisa aysan ku qanacsanayn.

Waxaa dibadbaxyadu ku soo aadayaan xilli ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cuamr Cabdirashiid oo shalay gaarey Cadaado uu sheegay inuu doonayo in xal laga gaaro dagaalka Galkacyo.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: