DHEGEYSO-Maamulka gobolada dhexe oo guulo kasheegtay dagaalkii Godinlabe.

Dhuusamareeb, Oct 14 2016-Ciidamada maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna waljameeca ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii toraad kadhacay deegaanka Godinlabe.

Afhayeenka ciidamada maamulka Ahlusuna Cabdinuur Maxamed Xuseen ayaa sheegay inay jebiyeen ciidamada Galmudug sida uu hadalka udhigay ayna Godinlabe u dhaafeen dhanka Cadaado.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0