HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ciidanka DFS iyo Galmudug oo lasaftay mid kamid dhinacyada ku diriraya Dhabad.

Dhabad, Oct 13 2016--Maamulka degmada Dhabad ee gobolka Galgaduud ayaa kahadlay dagaal dad reer guuraa ah kudhexmaray degmadaasi iyo deegaamo hoosyimaad kaasi oo ay ku biireen ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug.

BAAQ – Shirka saraakiishii hore ee ciidanka Qalabka Sida & Bilayska Soomaaliyeed. [Akhris …]
Maamulka Galmudug oo beeniyey mar kale in Jeexdin lagu laayey Alshabab.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Dhabad, Oct 13 2016–Maamulka degmada Dhabad ee gobolka Galgaduud ayaa kahadlay dagaal dad reer guuraa ah kudhexmaray degmadaasi iyo deegaamo hoosyimaad kaasi oo ay ku biireen ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug.

Gudoomiyaha degmada Dhabad Aadan Gebi oo lahadlayey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in dagaalka kadhacay Dhabad uu u dhexeeyey reer guuraa laakiin ay ku biireen ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug oo la saftay mid kamid ah labadii garab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: