DHEGEYSO-Ciidanka DFS iyo Galmudug oo lasaftay mid kamid dhinacyada ku diriraya Dhabad.

Dhabad, Oct 13 2016–Maamulka degmada Dhabad ee gobolka Galgaduud ayaa kahadlay dagaal dad reer guuraa ah kudhexmaray degmadaasi iyo deegaamo hoosyimaad kaasi oo ay ku biireen ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug.

Gudoomiyaha degmada Dhabad Aadan Gebi oo lahadlayey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in dagaalka kadhacay Dhabad uu u dhexeeyey reer guuraa laakiin ay ku biireen ciidamada dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug oo la saftay mid kamid ah labadii garab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com