Guddoomiyaha Bareedo oo ka hadlay Ayax dhibaato ku haya degaanka (dhegayso)

Guddoomiyaha Bareedo oo ka hadlay Ayax dhibaato ku haya degaanka (dhegayso)

Weli waxaa degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu fara ba’an ku haya cayayaanka anyax oo baa’biyey dalagii degmadaasi,waxaana cabasho loo gudbiyeey Madaxda Dowladda Puntland iyo Hay’addaha Samafalka.

Sidoo kale dgemadda Bareeda ayaa weli ku jirta go’doon, kadib markii ay go’een wadooyinkii geli jiray degmadda

Abshir Maxmad Axmad Caraale oo ah Guduoomiyaha degmada Bareeda ayaa arrimhaasi oo dhan uga warbixiyey weriye Cabdiraxmaan Xudeyfi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com