Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo kulan la qaatay safiirka Djibouti ee Soomaaliya (Daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo kulan la qaatay safiirka Djibouti ee Soomaaliya (Daawo)

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Xassan Aden, oo maanta kulan ku yeeshay xafiiska Gudoomiyaha ayaa waxaa ku wehliyey Xildhibaanada Golaha Wakiillada DPL, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo Xiriirka soo jireenka ee labada Dawladood ee walalaha ah. Hoos ka daawo.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Japan oo dhaawicii u geeriyooday
Halkee ayay maraysa xulista golaha deegaanka ee Burtinle?
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal , Boosaso (dhegayso)

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Xassan Aden, oo maanta kulan ku yeeshay xafiiska Gudoomiyaha ayaa waxaa ku wehliyey Xildhibaanada Golaha Wakiillada DPL, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo Xiriirka soo jireenka ee labada Dawladood ee walalaha ah.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: