HomeUncategorized

Dhagayso barnaamijkii Caawa iyo Daljir Arbaco 05 – Oct – 2016 – Wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman Stido Daljir Boossaso

Boossaaso, 05 - Oct - 2016 - Barnamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Sh. Maxamed Tallman. Waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda.

Guddiyada doorashada maamul goboleedyada oo farriin loo diray.
Xildhibaan Siciid Shirre oo xukuumadda ugu baaqay inay ka laabato xayiraada gaadiidka.
Dowladda Puntland oo soo dhoweysey ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya.

Boossaaso, 05 – Oct – 2016 – Barnamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Sh. Maxamed Tallman. Waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: