Dhagayso barnaamijkii Caawa iyo Daljir Arbaco 05 – Oct – 2016 – Wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman Stido Daljir Boossaso

Boossaaso, 05 – Oct – 2016 – Barnamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Axmed Sh. Maxamed Tallman. Waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com