HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ganacsatada gaadiidka keena Puntland oo dowladda codsi u diray.

Boosaaso, Oct 03 2016--Ganacsatada gaadiidka keena dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kasoo horjeestey lacag lagu kordhiyey qaadashada taarikooyinka cusub ee Puntland oo laga dhigay 60 Dollar. Warbixin Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Al-Shabaab oo Sheegatay Dilka Askar Kenyan ah
(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Boosaaso)
Gaalkacyo: Masaajidka Salaaxu-diin oo la weeraray iyo mudaaharaad rabshado wata oo ka dhacay magaalada.

Boosaaso, Oct 03 2016–Ganacsatada gaadiidka keena dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kasoo horjeestey lacag lagu kordhiyey qaadashada taarikooyinka cusub ee Puntland oo laga dhigay 60 Dollar.

Warbixin Maxamuud Cabdi Ibraahim.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: