HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudoomiyihii hore ee Caabudwaaq oo kahadlay ammaan xumada degmada.

Caabudwaaq, Oct 02 2016--Xaaladda ammaan ee degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa kasoo daraysey mudooyinkii ugu dambeeyey iyadoona ay kadheceen dilal loogeysanayo dadka birimageydad ah.

Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo mar kale magacaabay Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Golaha Wasiirada ee dowladda KMG Soomaaliya oo kulan ka yeeshay qaraxii Golaha Murtida shalay kadhacay, heshiisyadii Gaalkacyo,dowladda Germany iyo Dowladda KMG
Ra’iisul Wasaare Cumar,”Nabadda Galkacyo Waa In Wadajir Looga Shaqeeyaa”.

Caabudwaaq, Oct 02 2016–Xaaladda ammaan ee degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa kasoo daraysey mudooyinkii ugu dambeeyey iyadoona ay kadheceen dilal loogeysanayo dadka birimageydad ah. 

Axmed Jaamac Bulle, gudoomiyihii hore ee degmada Caabudwaaq oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in falalkaasi ay ka dambeeyaan dad dano gaar ah wata, wuxuuna ku baaqay in degmada laga saaro dadka aan dhalasho ahaan kasoo jeedin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: