DHEGEYSO-Gudoomiyihii hore ee Caabudwaaq oo kahadlay ammaan xumada degmada.

Caabudwaaq, Oct 02 2016–Xaaladda ammaan ee degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa kasoo daraysey mudooyinkii ugu dambeeyey iyadoona ay kadheceen dilal loogeysanayo dadka birimageydad ah. 

Axmed Jaamac Bulle, gudoomiyihii hore ee degmada Caabudwaaq oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in falalkaasi ay ka dambeeyaan dad dano gaar ah wata, wuxuuna ku baaqay in degmada laga saaro dadka aan dhalasho ahaan kasoo jeedin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com