Tuli Guuleed oo Guddoomiye cusub loo magacaabay

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Tuli Guuleed oo Guddoomiye cusub loo magacaabay

Guuleed Maxamed Ismaaciil oo hore u ahaa Hoggaanka Nabadgalyada deegaanka Tuli Guuleed ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Tuli Guuleed ee gobolka FAAFAN. Magacaabista xilka Guddoomiyaha ayaa ka soo baxday Xafiiska Maamulka Gobolka FAAFAN ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS). Diiwaanka wararka Radio Daljir Jigjiga

Madaxweynaha degaanka Oromadda oo gaaray Jigjiga (Sawiro)
MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA OO JIGJIGA LAGA XUSAY
Munaasabad lagu taageerayo xisbiga EPP ee haya talada Itoobiya oo ka qabsoontay Jigjiga

Guuleed Maxamed Ismaaciil oo hore u ahaa Hoggaanka Nabadgalyada deegaanka Tuli Guuleed ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Tuli Guuleed ee gobolka FAAFAN.

Magacaabista xilka Guddoomiyaha ayaa ka soo baxday Xafiiska Maamulka Gobolka FAAFAN ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS).

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0