Faahfaahin: Tirada dhimashada iyo dhaawaca dagaalkii Dhuusamareeb oo gaartay in ka badan 30 qof

HomeWararka

Faahfaahin: Tirada dhimashada iyo dhaawaca dagaalkii Dhuusamareeb oo gaartay in ka badan 30 qof

Uguyaraan 10 qof ayaa ku dhintay in kabadan 20 qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaalkii Dhuusamareeb xalay iyo maanta ka dhexmaray ciidamada do

Boosaaso: Ilmo shanbilood jiray oo u geeriyooday cudurka Malaariyada.
Laamaha amaanka Dowladda oo ka hadlay in Shaqada laga joojiyey Aamin Ambulance
Madaxweyne Farmaajo oo Kampala ka Khudbeeyey (dhegayso)

Uguyaraan 10 qof ayaa ku dhintay in kabadan 20 qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaalkii Dhuusamareeb xalay iyo maanta ka dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlusunna.

Dhawacyada ayaa loo qaaday magaalada Muqdisho.

Ahlusunna waxa ay sheegtay in dowladda ay ciidamadii loogu talagalay difaaca dalka iyo la dagaalanka Al-shabaab ay u adeegsanayo duminta maamulka Ahlusunna.

Xaalada ayaa haatan ah mid degan, waxaana saldhigii ciidamada Nabad sugida ee Guriceel oo ay ku sugnaayeen kuwa Ahlusunna la wareegay ciidamada dowladda.

Diiwaanka warraka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: