Faahfaahin: Tirada dhimashada iyo dhaawaca dagaalkii Dhuusamareeb oo gaartay in ka badan 30 qof

Faahfaahin: Tirada dhimashada iyo dhaawaca dagaalkii Dhuusamareeb oo gaartay in ka badan 30 qof

Uguyaraan 10 qof ayaa ku dhintay in kabadan 20 qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaalkii Dhuusamareeb xalay iyo maanta ka dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlusunna.

Dhawacyada ayaa loo qaaday magaalada Muqdisho.

Ahlusunna waxa ay sheegtay in dowladda ay ciidamadii loogu talagalay difaaca dalka iyo la dagaalanka Al-shabaab ay u adeegsanayo duminta maamulka Ahlusunna.

Xaalada ayaa haatan ah mid degan, waxaana saldhigii ciidamada Nabad sugida ee Guriceel oo ay ku sugnaayeen kuwa Ahlusunna la wareegay ciidamada dowladda.

Diiwaanka warraka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com