Shirkadaha ay DFS dhaqaalaha ku siiso dagaalka ay ka wado baraha Bulshada oo la ogaaday

HomeWararka

Shirkadaha ay DFS dhaqaalaha ku siiso dagaalka ay ka wado baraha Bulshada oo la ogaaday

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in shirkado ajaaniib ah ay dhaqaale ku siisay in baraha bulshada laga weeraro wariye yaasha Soomaaliyeed ee soo ba

RW khayre oo kormeeray xero Ciidan oo Muqdisho ku taal (Sawiro)
Weerar loo adeegsaday gawaari qarax laga buuxiyey oo lagu qaaday xero ciidan Itoobiya ah oo ku taal Doolow
Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in shirkado ajaaniib ah ay dhaqaale ku siisay in baraha bulshada laga weeraro wariye yaasha Soomaaliyeed ee soo bandhiga dhaliisheeda.

Haruun Macruuf oo ka tirsan laanta afka Soomalaiga ee VOAda ayaa sheegay in uu hayo documentiyo muujiinaya in DFS ay shirkado ajaaniib ah ay lacago ku siiso in ay baraha bulshada ka weeraraan suxufiyiinta Soomaaliyeed.
Akhriso.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: