France oo ciidamo dheeri ah u diraysa wadamada Sahel

France oo ciidamo dheeri ah u diraysa wadamada Sahel

Dowladda France ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo dheeri ah u dirayso wadamada la isku dhaho Sahel, si lo sugo amnigooda.

Tirada ciidamada dheeri ah ee ay dirayso France ayaa gaaraya 600 oo askeri, taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee ciidmada France ee ka jooga gobolka Sahel 5,100 oo askerui.

Inta badan ciiamada ayaa la geyn doonaa xadka ay wadaagaan wadamada Niger, Mali iyo Burkina Faso –

Wadamada Niger, Mali iyo Burkina Faso ayaa waxaa ka dhaca weeraro xoogan, kuwaasi oo ay geystaan kooxo isku magacaabay jihaadihiin.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com