Beesha caalamka oo war kasoo saartay xaaladda jahwareersan ee Galmudug

HomeWararka

Beesha caalamka oo war kasoo saartay xaaladda jahwareersan ee Galmudug

Warsaxaafadeedkan kasoo baxay beesha caalamka ayaa walaac looga muujiyay khilaafka siyaasadeed ee kasoo cusboonaday arimaha Galmudug. Beesha caalam

Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay Kiisas cusub oo Corona Virus ah
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)
Xujey lagu sagootiyeey Garoowe

Warsaxaafadeedkan kasoo baxay beesha caalamka ayaa walaac looga muujiyay khilaafka siyaasadeed ee kasoo cusboonaday arimaha Galmudug.

Beesha caalamka ayaa dhinacyada ugu baaqday inay kawada qeyb qaatan hanaanka dhismaha Galmudug islamarkaana ka fogaadan waxkasta oo keeni kara xasiloonidaro.

Warkan kasoo baxay beesha caalamka ayaa loogu baaqay dhinacyada kala ah gudoonka baarlamanka, musharixiinta, Ahlu Sunna iyo saamileyda siyaasadeed ee ku sugan Gaalkacyo inay siwadajir uga qeyb qaataan doorashadda.

Baaqa Beesha Caalamka ayaa yimid xilli Galmudug laga dhisay Saddex Baarlamaan ,islamarkaana uu xoogeystay Khilaafka dowladda iyo dhinacyadda Siyaasadda Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: