Malaysia oo sheegtay in caabuqa Coronavirus soo gaaray wadankeeda

HomeWararka

Malaysia oo sheegtay in caabuqa Coronavirus soo gaaray wadankeeda

Dowladda Malaysia ayaa maanta oo Sabti ah xaqiijisay in kiisas ku saabsan caabuqa Coronavirus laga helay wadanka. Wasiirka caafimaadka Malaysia Dzu

Xaggee ku taal warshadda sanceysa oo duulisa ‘Diqsiga Danabeysan (Trolls)?’
Wasiirka Maaliyadda “Dabagal ayaan ku samaynaynaa Dhaqaalaha Soo gala Safiiradeena Caalamka”
Beesha Caalamka oo si adag u cambaareysay rabshadihii ka dhacay Muqdisho 25kii Abriil

Dowladda Malaysia ayaa maanta oo Sabti ah xaqiijisay in kiisas ku saabsan caabuqa Coronavirus laga helay wadanka.

Wasiirka caafimaadka Malaysia Dzulkefly Ahmad ayaa sheegay in seddex qof oo ka soo jeeda Shiine iyo nin 66 sano jir reer Malaysia ah laga helay caabuqa Coronavirus. kuwaasi oo ku nool Koofur-Bari Malaysia.

Sidoo kale caabuqa ayaa la sheegay in laga helay hooyo iyo labo carruur ah oo ay ayeeyo u tahay, kuwaasi oo ku nool magaalada Kuala Lumpur.

Dowladda Malaysia ayaa heegan gelisay shaqaalaha wasaaradda caafimaadka, iyadoo baartinaao lagu sameenaya dadka soo galaya wadanka, gaar ahaan kuwa ka imaanaya Shiina.

 

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: