Malaysia oo sheegtay in caabuqa Coronavirus soo gaaray wadankeeda

Dowladda Malaysia ayaa maanta oo Sabti ah xaqiijisay in kiisas ku saabsan caabuqa Coronavirus laga helay wadanka.

Wasiirka caafimaadka Malaysia Dzulkefly Ahmad ayaa sheegay in seddex qof oo ka soo jeeda Shiine iyo nin 66 sano jir reer Malaysia ah laga helay caabuqa Coronavirus. kuwaasi oo ku nool Koofur-Bari Malaysia.

Sidoo kale caabuqa ayaa la sheegay in laga helay hooyo iyo labo carruur ah oo ay ayeeyo u tahay, kuwaasi oo ku nool magaalada Kuala Lumpur.

Dowladda Malaysia ayaa heegan gelisay shaqaalaha wasaaradda caafimaadka, iyadoo baartinaao lagu sameenaya dadka soo galaya wadanka, gaar ahaan kuwa ka imaanaya Shiina.

 

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com