HomeUncategorized

DHEGEYSO-Sidee u shaqeeyaan sayladaha xoolaha lagu kala wareejiyo ee Galkacyo.

Galkacyo, Sep 03 2016--Kadib amar dhowaan kasoo baxay dowladda Puntland oo lagu xiray dhammaan xuduudaha Puntland, laguna amray in gaadiidka sida xoolaha lagu kala wareejiyo magaalada Galkacyo ayaa waxaa dhaqanshay digreetadaasi iyadoona xoolaha lagu kala wareejiyo koonfurta Galkacyo.

Madaxada sare ee Puntland oo ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Alle ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. [Dhegaysi …]
DHAGAYSO: Wasiir Karaash oo ka Hadlaya Sidii ay u Dhacday Doorashada Golaha Deegaanka Bosaaso
“Garacad 80% waa laga ciribtiray burcadbadeeda, waanu ku hawlanahay inaan sii dhamaystirno inta hartay” Duqa degmada Jariiban

Galkacyo, Sep 03 2016–Kadib amar dhowaan kasoo baxay dowladda Puntland oo lagu xiray dhammaan xuduudaha Puntland, laguna amray in gaadiidka sida xoolaha lagu kala wareejiyo magaalada Galkacyo ayaa waxaa dhaqanshay digreetadaasi iyadoona xoolaha lagu kala wareejiyo koonfurta Galkacyo. 

Hadaba waxaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa siiladaha xoolaha lagu kala wareejiyo ee koonfurta Galkacyo kadiyaariyey weriye Shaafici Cabdulqaadir Jaamac oo Idaacadda Daljir katirsan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: