DHEGEYSO-Sidee u shaqeeyaan sayladaha xoolaha lagu kala wareejiyo ee Galkacyo.

Galkacyo, Sep 03 2016–Kadib amar dhowaan kasoo baxay dowladda Puntland oo lagu xiray dhammaan xuduudaha Puntland, laguna amray in gaadiidka sida xoolaha lagu kala wareejiyo magaalada Galkacyo ayaa waxaa dhaqanshay digreetadaasi iyadoona xoolaha lagu kala wareejiyo koonfurta Galkacyo. 

Hadaba waxaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa siiladaha xoolaha lagu kala wareejiyo ee koonfurta Galkacyo kadiyaariyey weriye Shaafici Cabdulqaadir Jaamac oo Idaacadda Daljir katirsan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com