HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xildhibaan Jeesow oo beeniyey inuu kudhaawacmay qarixii SYL.

Muqdisho, Sep 01 2016---Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah barlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyey warar ay warbaahinta qaarkeed baahisey oo ku saabsanaa inuu kudhaawacmay qarixii dhowaan kadhacay Muqdisho.

Qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho oo xiran.
Xulashada Daljir – 27 Febraayo 2017
Daawo Sawiradda Hoolka oo ay ka socoto doorashada Baarlamaanka Puntland & Khubdaha musharaxinta oo wali socda

Muqdisho, Sep 01 2016—Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah barlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyey warar ay warbaahinta qaarkeed baahisey oo ku saabsanaa inuu kudhaawacmay qarixii dhowaan kadhacay Muqdisho.

Daahir Aamiin Jeesow ayaa sheegay in xilligii qaruxu dhacay xitaa uusan kusugnayn nawaaxiga Hotelka ayna warkaasi sheegeen dad warxuma tarshiil ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: