DHEGEYSO-Xildhibaan Jeesow oo beeniyey inuu kudhaawacmay qarixii SYL.

Muqdisho, Sep 01 2016—Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah barlamaanka Soomaaliya ayaa beeniyey warar ay warbaahinta qaarkeed baahisey oo ku saabsanaa inuu kudhaawacmay qarixii dhowaan kadhacay Muqdisho.

Daahir Aamiin Jeesow ayaa sheegay in xilligii qaruxu dhacay xitaa uusan kusugnayn nawaaxiga Hotelka ayna warkaasi sheegeen dad warxuma tarshiil ah.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com