Guddoomiyaha degmadda Boocame oo beeniyey in Somaliland la wareegtay degmadaas (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha degmadda Boocame oo beeniyey in Somaliland la wareegtay degmadaas (dhegayso)

Guddoomiyaha Degmadda Boocame Xayle Xasan Shire ayaa Beeniyey warar sheegayay in Degmadda Boocame ay qabsadeen Ciidamada Soomalilaan,isago warkaas ku

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)
Khudbadaha munaasbadda Caana shubka beeldaaje Maxamed oo kasocda Carmo
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Guddoomiyaha Degmadda Boocame Xayle Xasan Shire ayaa Beeniyey warar sheegayay in Degmadda Boocame ay qabsadeen Ciidamada Soomalilaan,isago warkaas ku tilmaamay mid an sal iyo raad lahayn.

Isago Waraysi sinayeey Warbaahinta Daljir ayuu xaqiijiyey in 7-Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Saldhika Boocame ee Puntland ay u goosteen Somaliland, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay Cidankaas iyo Taliyihii Saldhiga Degmadda Boocame ee Gobalka SOOL.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: