HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudoomiyaha Bangiga dhexe oo barlamaanka looga yeeray.

Muqdisho, Aug 29 2016--Golaha wakiiladda ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa ka dalbaday gudoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya inuu barlamaanka horyimaado si ay su'aalo uga waydiiyaan lacago laxaday iyo arrimo kale.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Faadumo Ladan.
Liiska cusub ee xildhibaannada golaha deegaanka Garowe oo la shaaciyay
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo Bosaaso uga qayb-galay kulan looga hadlayay Amniga

Muqdisho, Aug 29 2016–Golaha wakiiladda ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa ka dalbaday gudoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya inuu barlamaanka horyimaado si ay su’aalo uga waydiiyaan lacago laxaday iyo arrimo kale.

Xidlhibaan Maxamed Nuuraani Bakar  oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in aysan suurtagal aheyn in lacag cadadaas dhan in Bankiga laga xado.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: