Wacaal Darey ah: Xaaf oo kala diray golaha deegaanka, xilkiina ka qaaday guddoomiyihii gobolka

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Xaaf oo kala diray golaha deegaanka, xilkiina ka qaaday guddoomiyihii gobolka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxa uuna kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo isaga oona si ku kumeel gaar ah u magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole deegaan. Akhriso.  

Faysal Cali Waraabe ” Waxaan ka shaqaynayaa in m/wayne Farmaajo xilka laga qaado” (dhegayso)
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxa uuna kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo isaga oona si ku kumeel gaar ah u magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole deegaan.

Akhriso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: