Wacaal Darey ah: Xaaf oo kala diray golaha deegaanka, xilkiina ka qaaday guddoomiyihii gobolka

Wacaal Darey ah: Xaaf oo kala diray golaha deegaanka, xilkiina ka qaaday guddoomiyihii gobolka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxa uuna kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo isaga oona si ku kumeel gaar ah u magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole deegaan.

Akhriso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com