HomeUncategorized

DHEGEYSO-Siyaasi Cabdidaahir M.Y Yey,(Galmudug dhul ballaarsi ayey kawadaa Galkacyo).

Galkacyo, Aug 28 2016---Dhowaan Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa soo saaray amar dhigayey in badeecooyinka iyo gaadiidka xamuulka ah ee kayimaada koonfurta Soomaaliya lagu kala wareejiyo Galkacyo.

Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada Galkacyo iyo Madaxweyne Gaas oo Muqdisho ku wajahan.
Xukuumada federaalka oo soo dhawaysay natiijada shirkii Nairobi; xeer-ilaaliyihii guud ee dawladda oo xilka laga qaaday.
Hogaamiye kooxeed Soomaali ah oo heshiis la galay shirkad ay leeyihiin calooshooda u shaqaystayaal Jarmal ah.

Galkacyo, Aug 28 2016—Dhowaan Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa soo saaray amar dhigayey in badeecooyinka iyo gaadiidka xamuulka ah ee kayimaada koonfurta Soomaaliya lagu kala wareejiyo Galkacyo.

Hadaba siyaasi Cabdi Maxamed Yuusuf Yey oo kusugan dalka Maraykanka ayaa soo dhoweeyey go’aanka madaxweyne ku-xigeenka Puntland, wuxuuna xusay inay jiraan siyaasado dhul ballaarsi oo uu wado maamulka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: