DHEGEYSO-Siyaasi Cabdidaahir M.Y Yey,(Galmudug dhul ballaarsi ayey kawadaa Galkacyo).

Galkacyo, Aug 28 2016—Dhowaan Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa soo saaray amar dhigayey in badeecooyinka iyo gaadiidka xamuulka ah ee kayimaada koonfurta Soomaaliya lagu kala wareejiyo Galkacyo.

Hadaba siyaasi Cabdi Maxamed Yuusuf Yey oo kusugan dalka Maraykanka ayaa soo dhoweeyey go’aanka madaxweyne ku-xigeenka Puntland, wuxuuna xusay inay jiraan siyaasado dhul ballaarsi oo uu wado maamulka Galmudug.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com