HomeUncategorized

DHEGEYSO-Siyaasi Tarsab-(Lacagta lagala baxay bangiga waa qorshe ladejiyey).

Muqdisho, Aug 27 2016--Dhowaan ayey ahayd markii bangiga dhexe ee Soomaaliya lagala baxay dhaqaale aad u ballaaran oo aan ilaa hadda la ogayn cidda labaxday, waxaana lagu eedeeyey shaqsiyaad gaar ah labexeen.

Kooxda Booko Xaraam oo weerar ku qaaday xarun Police oo ku taalla magaalada Kano.
Shir looga Hadlayay Nidaamka Xisbiyada badan ee Puntland oo Garowe lagu Qabtay
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Muqdisho, Aug 27 2016–Dhowaan ayey ahayd markii bangiga dhexe ee Soomaaliya lagala baxay dhaqaale aad u ballaaran oo aan ilaa hadda la ogayn cidda labaxday, waxaana lagu eedeeyey shaqsiyaad gaar ah labexeen.

Siyaasi Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu sheegay in lacagta laga dhacay bangiga dhexe ee Soomaaliya ay tahay mid farsamaysan, aysana dhicin kaliya shaqsiyaad gaar ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: