DHEGEYSO-Siyaasi Tarsab-(Lacagta lagala baxay bangiga waa qorshe ladejiyey).

Muqdisho, Aug 27 2016–Dhowaan ayey ahayd markii bangiga dhexe ee Soomaaliya lagala baxay dhaqaale aad u ballaaran oo aan ilaa hadda la ogayn cidda labaxday, waxaana lagu eedeeyey shaqsiyaad gaar ah labexeen.

Siyaasi Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu sheegay in lacagta laga dhacay bangiga dhexe ee Soomaaliya ay tahay mid farsamaysan, aysana dhicin kaliya shaqsiyaad gaar ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com