HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Soomaaliland oo booqasho kumaraya Sool.

Laascaanood, Aug 20 2016--Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa booqasho ku maraya deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Musharaxiinta Puntland oo qaadacay guddiga khilaafaadka ee madaxweynuhu magcaabay (Dhegeyso)
Baahin: Arbaca, Apr 04, Axmed Sh. Tallman ~ Daljir ~ Bossaso. Warbixin ku saabsan khasaaraha qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay tiyaatarka Muqdisho; Gudd. Olambikada & Gudd. xiriirka kubadda cagta ee Somaliya oo ku dhintay qaraxa; Wasiiro, xildhibaano, saraakiil ciidan, wariyayaal & dad rayad ah oo dhaawacmayo soo gaareen; Qaar ka mid ah dadka dhaawacyadu ka soo gaareen ayaan waraysanay.
Puntland oo Daawooyin lagu wareejiyey (Dhegayso)

Laascaanood, Aug 20 2016–Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa booqasho ku maraya deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu shacabka gobolka Sool kala hadlo Arrimo la xiriira doorashooyinka ka dhacaya deegaanada Somaliland iyo sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: