DHEGEYSO-Madaxweynaha Soomaaliland oo booqasho kumaraya Sool.

Laascaanood, Aug 20 2016–Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa booqasho ku maraya deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu shacabka gobolka Sool kala hadlo Arrimo la xiriira doorashooyinka ka dhacaya deegaanada Somaliland iyo sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com