HomeUncategorized

DHEGEYSO-Hogaamiyaha Khaatumo oo kahadlayo arrimo badan.

Buuhoodle, Aug 18 2016--Hogaamiyaha maamulka Khaatumo ayaa shacabka Buuhoodle ku eedeeyey inay ka shaqeeyaan qabyaalad , isagoo ka hadlayey Xaflad lagu daah furayey Iskuul oo xalay ka dhacday Buuhoodle ayuu sheegay in dad reer Buuhoodle ahi ku dhaheen magaaladda ka bax.

Mudaaharaad ka dhashay ciyaar saaxiibtinimo oo dhex mari lahayd Dhahar & Xingalool oo ka dhacay Xingalool.
M/weyne Shariif oo sheegay in waxqabadka ugu weyn ee dawlada federaalka ah ee 2009 uu ahaa furitaanka idaacada Muqdisho.
Yuusuf Indha-Cadde oo lagu xiray Ugandha, iyo dadaal lagu siidaynayo oo hadda socda.

Buuhoodle, Aug 18 2016–Hogaamiyaha maamulka Khaatumo ayaa shacabka Buuhoodle ku eedeeyey inay ka shaqeeyaan qabyaalad , isagoo ka hadlayey Xaflad lagu daah furayey Iskuul oo xalay ka dhacday Buuhoodle ayuu sheegay in dad reer Buuhoodle ahi ku dhaheen magaaladda ka bax.  

Dhanka kale wuxuu ka hadlay wada hadaladda uu kula jiro Somaliland oo uu sheegay inaysan ahayn ku biiritaan balse ay ixtiraameen jiritaanka Khaatumo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: