DHEGEYSO-Hogaamiyaha Khaatumo oo kahadlayo arrimo badan.

Buuhoodle, Aug 18 2016–Hogaamiyaha maamulka Khaatumo ayaa shacabka Buuhoodle ku eedeeyey inay ka shaqeeyaan qabyaalad , isagoo ka hadlayey Xaflad lagu daah furayey Iskuul oo xalay ka dhacday Buuhoodle ayuu sheegay in dad reer Buuhoodle ahi ku dhaheen magaaladda ka bax.  

Dhanka kale wuxuu ka hadlay wada hadaladda uu kula jiro Somaliland oo uu sheegay inaysan ahayn ku biiritaan balse ay ixtiraameen jiritaanka Khaatumo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com