HomeUncategorized

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan wadanka Itoobiya.

Garoowe, Aug 17 2016--Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta waxa ay u safri doonaan magaalada Addis ee xarunta dalka Itoobiya.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Boosaso)
Warbixin ku saabsan xaaladda dhaqan, dhaqaale, waxbarasho, caafimaad iyo midda ammaan ee Buutinle.
DHEGEYSO-Barnaamijka Saaka iyo Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Garoowe, Aug 17 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta waxa ay u safri doonaan magaalada Addis ee xarunta dalka Itoobiya.

Ujeedada safarka waftiga Puntland ayaa lasheegayaa inay tahay sidii ay dowladda Itoobiya ugala hadli lahaayeen arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan doorashada 2016.

Dhanka kalena waftigaani ayaa dowladda Itoobiya lafilayaa inay kala xaajoodaan heshiiskii ay dowladda Itoobiya garwadeenka ka ahayd ee dhexmaray Puntland iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo xiriirka Puntland iyo Itoobiya.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: