HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xukuumadda Soomaaliland oo isku-shaandhayn lagu sameeyey.

Haregeysa, Aug 15 2016--Madaxaweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu soo saaray isku shaandhayn ku sameeyey qaybo ka mid ah xukuumaddiisa, waxaana wareegtadaasi ay saameysa wasaaradi ay ka mid tahay wasaaradda arrimaha gudaha.

Shirkii madasha oo maalinkii 2aad kasocda Muqdisho iyo qodobo ay adagtahay in xal laga gaaro.
Al-shabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda dilka Xildhibaan ka tirsanaa barlamaanka Puntland
Dambi-baare Cabdisalaan Cali Saylaan oo ka tirsanaa bilayska Puntland oo xalay lagu dilay Galkacyo.

Haregeysa, Aug 15 2016–Madaxaweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu soo saaray isku shaandhayn ku sameeyey qaybo ka mid ah xukuumaddiisa, waxaana wareegtadaasi ay saameysa wasaaradi ay ka mid tahay wasaaradda arrimaha gudaha.

Wareegtada ayaa waxaa xilka looga qaaday wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde iyadoona xilkiisa loo magacaabay Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: