DHEGEYSO-Xukuumadda Soomaaliland oo isku-shaandhayn lagu sameeyey.

Haregeysa, Aug 15 2016–Madaxaweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wareegto uu soo saaray isku shaandhayn ku sameeyey qaybo ka mid ah xukuumaddiisa, waxaana wareegtadaasi ay saameysa wasaaradi ay ka mid tahay wasaaradda arrimaha gudaha.

Wareegtada ayaa waxaa xilka looga qaaday wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde iyadoona xilkiisa loo magacaabay Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com