HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maxkamadda ciidanka Puntland oo xukun dil ah ridey.

Garoowe, Aug 14 2016--Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus Ee Puntland ayaa saaka waxa ay xukun dil ah ku fulisey sarkaal hore oo katirsanaan jirey ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland.

300 oo askari oo maanta tababar uga furmay kulliyada tababarka ciidamada ee Carmo.
QM oo si khaas ah u eegaysa habka loo maareeyo taageerada dhaqaale ee shalay la siiyey Soomaaliya
Kastam ka kooban todobo xafiis, lagu qaadi doono canshuuraha dawladda oo laga hirgaliyey koontaroolka Halabookhad, Galkacyo.

Garoowe, Aug 14 2016–Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus Ee Puntland ayaa saaka waxa ay xukun dil ah ku fulisey sarkaal hore oo katirsanaan jirey ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland.

Xeer Ilaaliyaha guud ee maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus Ee Puntland Cabdi Kariin Xasan Firdhiye ayaa Saaka kudhawaaqayn xukunkaani oo saaka kadhacay magaalada Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: