HomeUncategorized

DHEGEYSO-Jubbaland oo maamul cusub u magacawday degmada Luuq.

Luuq, Aug 14 2016-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Maamulkii Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, waxaana uu magacaabay Maamul cusub.

Dowladda Puntland oo socdaal muhiim ah ku tilmaantay safarka Faroole uu ku tegay dalka Yeman
Madaxweynaha oo ka qaybgelaya shirweynaha 27-aad ee Midowga Afrika.
DHEGEYSO-Wasiir ku-xigeenkii gaadiidka iyo guriyeynta Puntland oo iscasiley.DHEGEYSO-Wasiir ku-xigeenkii gaadiidka iyo guriyeynta Puntland oo iscasiley.

Luuq, Aug 14 2016-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Maamulkii Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, waxaana uu magacaabay Maamul cusub.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale lagu magacaabay ku xigeenka Guddoomiyaha Degmada Luuq oo laga dhigay Cabdi Ibraahin, halka Diiriye Aadan Dacar laga dhigay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee degmada, iyadoo Bishaar Xasan Cali laga dhigay Xoghayaha degmada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: