HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warbixin kahadlaysa dilalka weriyayaasha Soomaaliyeed.

Muqdisho, Aug 13 2016- Mudo 9 sano ah ayaa kasoo wareegay xili Waxqtiyo is xig Xigay siyaabo kaladuwan loogu dilay magaalada muqdisho Saxafiyiin Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen cali iimaan sharmaarke oo ahaa Agaasimihii idaacada hoon Afric iyo Mahad axmed cilmi oo aha madixii Wararka ee idaacada Cabitaal voice oo lagu dilay 11Agugust ee Sanakii 2007 dii.Magaalada Muqdisho

Kenya oo ku dhawaaqday inay taageero milatari siinayso dawladda Soomaaliya.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.
Xildhibaano ku baaqay xil ka qaadista afhayeen Sh. Madoobe.

Muqdisho, Aug 13 2016- Mudo 9 sano ah ayaa kasoo wareegay xili Waxqtiyo is xig Xigay siyaabo kaladuwan loogu dilay magaalada muqdisho  Saxafiyiin Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen cali iimaan sharmaarke oo ahaa Agaasimihii idaacada hoon Afric iyo Mahad axmed cilmi  oo aha madixii Wararka ee  idaacada Cabitaal voice  oo lagu dilay 11Agugust ee Sanakii 2007 dii.Magaalada Muqdisho 

 Hadaba Warbixin Arintaasi ku saabsan iyo nolosha Wariyayaa shaasi iyo taariq nololeedkooda Waxaa Warbixinta kadiyaariyay Wariye Xasan Heykal oo kusigan Daljir Bosaaso,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: