DHEGEYSO-Warbixin kahadlaysa dilalka weriyayaasha Soomaaliyeed.

Muqdisho, Aug 13 2016- Mudo 9 sano ah ayaa kasoo wareegay xili Waxqtiyo is xig Xigay siyaabo kaladuwan loogu dilay magaalada muqdisho  Saxafiyiin Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen cali iimaan sharmaarke oo ahaa Agaasimihii idaacada hoon Afric iyo Mahad axmed cilmi  oo aha madixii Wararka ee  idaacada Cabitaal voice  oo lagu dilay 11Agugust ee Sanakii 2007 dii.Magaalada Muqdisho 

 Hadaba Warbixin Arintaasi ku saabsan iyo nolosha Wariyayaa shaasi iyo taariq nololeedkooda Waxaa Warbixinta kadiyaariyay Wariye Xasan Heykal oo kusigan Daljir Bosaaso,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com