HomeUncategorized

DHEGEYSO-Degmada Burtinle oo horumar ka samaysay dhanka bilicda.

Burtinle, Aug 13 2016--Dagmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa Dhawaan Waxaa laga hirgaliyay shirkad loogu magacdaray shirkada iskaashatada ee Nadiif oo Qaabilsan in ay qashinka ay ka nadiifiso deegaanka Waxayna dhawaan shirkadaasi ay ku guulaysatay tartan ay ugaleen in ay ka shaqeeyaan nadaafada dagmada burtinle tarankaasi oo ay kuguulaysteen markii ay soobandhigeen Waxqabad kooda,

Banaanbax kadhan ah Soomaaliland oo Garoowe kasocda maanta.
Baahin: Salaasa, Jul 19, Weriye Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. “Marnaba macquul ma aha …Garowe ayaa shir lagu qabanayaa;” Xil. Seeko; “Meeshii ummad Somali ahi deggan tahay, nabadeeduna sugan yahay waa lagu qaban karaa, Garowe waa ku habban tahay;” Xil. X. Cabdi Maxamed; Khaliif Ciise Mudan oo ku ballan-qaaday in uu la iman doono qorshe siyaasadeed amni oo lagu sugayo amniga Puntland; Tiro (15) dad danyar ah oo u dhintay macaluul & nafaqo darro gobolka Sh. Dhexe; Taliska ciidanka bilayska ee dawlada federaalka ah oo sheegay in ay u soo galeen ciidamo ka soo goostay Al-shabaab.
Gacan-ku dhiigle Xasan Xanafi Xaaji oo Dil Toogasho ah Lagu Fuliyey
Burtinle, Aug 13 2016–Dagmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa Dhawaan Waxaa laga hirgaliyay  shirkad loogu magacdaray shirkada iskaashatada ee Nadiif oo Qaabilsan in ay qashinka ay ka nadiifiso deegaanka Waxayna dhawaan shirkadaasi ay ku guulaysatay tartan ay ugaleen in ay ka shaqeeyaan nadaafada dagmada burtinle  tarankaasi oo ay  kuguulaysteen  markii ay soobandhigeen Waxqabad kooda,
 
Hadaba Maxaytahay Shaqada hotaala iskaashatada Nadiif Su,aalahaasi iyo kuwo kale Waxaan Hordhignay  Daahir Maxamuud Dalmar oo ah Gudoomiyaha Shirkada Nadaafada ee (Nadiif )oo kahowlgasha Dagmada Burtinle,
 
Wariye Xasan Heykal oo kusugan Xarunta Daljir Bosaaso  ayaa Qadka Telfoonka kuwarastay  Gudoomiyaha ugu horeena Waxa uu Waydiiyay Waxa kudhaliyay in ay hawsha ay qabtaan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: