HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland oo dhalinyarada shaqo abuur u samaynaysa.

Garoowe, Aug 13 2016-Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulle ayaa sheegay in Puntland ay shaqo abuur u sameyneyso dhalinyarada ku nool deegaanadeeda.

Soomaaliya, North Korea iyo Afghanistan oo saf hore kaga jira dalalka ugu musuqmaauqa badan dunida
Muxuu salka ku hayaa safarka madaxda Dowlad Goboleedyada & Ra’iisul Wasaare Rooble ee dalka Sacuudiga?
DHEGEYSO-Haweenka Caabudwaaq oo dalbanaya in lasiiyo qoondadooda qalada dowladda.

Garoowe, Aug 13 2016-Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulle ayaa sheegay in Puntland ay shaqo abuur u sameyneyso dhalinyarada ku nool deegaanadeeda.

Cabdiraxmaan Sheekh Axmed, ayaa sidoo kale sheegay in 60 dhalinyaro ay shaqo u abuurayaan, sidoo kalena ay rajeynayaan in sanad walbo ay shaqo abuur u sameynayaan dhalinyarada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: